Maxkamad xukun ku riday Shan nin oo xabsi dhaxdiisa ku dilay Sharmaarke Warsame Nuux

Maxkamadda Darajada 1aad ee Magaalada Qardho ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta xukun ku riday shan nin oo loo heestay in gudaha xabsiga Qardho dil ugu geesteen wiil dhallinyaro ah oo kamid ahaa maxaabiista xabsiga ku xirnaa. Sharmaarke Warsame Nuux oo kamid ahaa maxaabiis ku xirnaa xabsiga Qardho ayaa waxaa jir dil xoogan oo sababtay … Continue reading Maxkamad xukun ku riday Shan nin oo xabsi dhaxdiisa ku dilay Sharmaarke Warsame Nuux